GAROOWE: MURASHAX LOO DIIDAY FAGAARE UU KULA HADLI LAHAA TAAGEEREYAASHIISA

0
136
  1. (S.landsun) Tuesday, October 02, 2018 12:26:26

Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Ololaha Doorashada Madaxtooyadda Puntland ayaa maraysa meel aad u xamaasad badan, waxaanay murashaxiinta u loolamaysa Madaxweynenimada Maamulkaasi uu mid waliba guclo orod ugu jiraa sidii uu u kasban lahaa codadka.

Murashax Farax Cali Shire oo ka mid ah murashaxiinta madaxtinimada Puntland oo saaka meel fagaare ah damacsanaa in uu kala hadlo taageereyaashiisa ayaa mar keliya lagu war geliyay in aanu cagaha dhigi karin barxadaasi.

amarkan ayaan ayay dadka qaarkood ku sheegeen in uu ka yimid dhinaca sare isla markaana xukuumadda deegaankaasi ay amar ku bixisay in aanay cidiba isugu iman karin halkaasi.

arrintan ayaa lagu wadaa in ay siyaasiyiinta mucaaradka ah ku xukuumadda Puntland ay ka hadlaan isla markaana ay ku dhaleeceeyaan 

(Hadhwanaagnews)